HomeMaqalDhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo beeniyay in ay ku lug leeyihiin xiisadaha...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo beeniyay in ay ku lug leeyihiin xiisadaha Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Cabdullaahi Iimaan Ceynte Afhayeenka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada dowladda eek u sugan Gobolka Galgaduud aysan ku lug laheyn xiisada Siyaasadeed ee ka dhex jirta Madaxda Galmudug. Isaga oo ka jawaabayay eedeyn kaga timid Axmed Ducaale Geelle Xaaf taas oo ku saabsaneyd in Ciidamada dowladda Soomaaliya qeybta 21,aad ee ku sugan Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdullaahi Iimaan Ceynte Afhayeenka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada dowladda eek u sugan Gobolka Galgaduud aysan ku lug laheyn xiisada Siyaasadeed ee ka dhex jirta Madaxda Galmudug.

Isaga oo ka jawaabayay eedeyn kaga timid Axmed Ducaale Geelle Xaaf taas oo ku saabsaneyd in Ciidamada dowladda Soomaaliya qeybta 21,aad ee ku sugan Gobolka Galgaduud ay qeyb ka yihiin xiisada ka jirta Cadaado.

- Advertisement -

Afhayeenka ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay yihiin Ciidanka Qaran balse aysan aheyn kuwa qabiil loona baahan yahay in madaxda Galmudug ay ixtiraamaan.

Xaaf Madaxweynaha Galmudug balse Xildhibaanada qaar ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen ayaa dhowr mar ku celceliyay in Ciidamadaan ay faragelin ku hayaan arrimaha Siyaasadeed ee Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts