HomeMaqalDhageyso:-Banaanbax Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Dhageyso:-Banaanbax Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Boqolaal ka mid ah dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay Maanta  banaanbax ka dhigeen Xaafado ka tirsan Magaaldaas,kaas oo ahaa mid Nabadeed. Cabdifitaax Jante oo ah Wariye Madaxbaanan  ayaa Dalsan u sheegay in banaanbaxaan uu ahaa mid  Nabadeed isla markaana inta badan laga dhigay Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal ka mid ah dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay Maanta  banaanbax ka dhigeen Xaafado ka tirsan Magaaldaas,kaas oo ahaa mid Nabadeed.

Cabdifitaax Jante oo ah Wariye Madaxbaanan  ayaa Dalsan u sheegay in banaanbaxaan uu ahaa mid  Nabadeed isla markaana inta badan laga dhigay Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ay ku dalbanayeen banaanbaxayaasha in colaada ka jirta tuulooyinka hoostaga Gaalkacyo in aysan saameyn Gudaha Magaalada isla markaana ay isku furnaadaan Wadooyinka Guud ahaan Gaalkacyo.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in iyagu ay ahaayeen dhalinyaro si iskood ah isku xilqaamay kuwaas oo taageerayay Nabada Magaalada Gaalkacyo maadaama hadii ay Colaad dhcdo ay iyagu saameyneyso.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Cabdifitaax Jante iyo Sawirarda Banaanbaxa

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts