HomeCaalamkaSafiirkii Waqooyiga Kuurya u joogay dalka Kuweyt oo lagu amray inuu ka...

Safiirkii Waqooyiga Kuurya u joogay dalka Kuweyt oo lagu amray inuu ka baxo dalkaasi

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Kuwayt ayaa ku amartay Danjirahaasi inuu muddo 30-maalmood kaga baxo dalkeeda, waxayna hoos u dhigtay Heerka Diplomaasiyadda ee labada waddan. Diplomaasi ka tirsan Safaaradda Waqooyi ku leedahay magaalladda Kuweyt City ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka REUTERS in Ambassador So Chang Sik uu dabayaaqada bishan September ka dhoofi doono dalkaasi,kadib, markii uu dhamaystay Xilligiisa Danjirenimo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kuwayt ayaa ku amartay Danjirahaasi inuu muddo 30-maalmood kaga baxo dalkeeda, waxayna hoos u dhigtay Heerka Diplomaasiyadda ee labada waddan.

Diplomaasi ka tirsan Safaaradda Waqooyi ku leedahay magaalladda Kuweyt City ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka REUTERS in Ambassador So Chang Sik uu dabayaaqada bishan September ka dhoofi doono dalkaasi,kadib, markii uu dhamaystay Xilligiisa Danjirenimo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dalka Kuweyt waxaa ku nool ku-dhawaad 3,000 oo qof oo u dhashay dalka Waqooyiga Kuurya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts