HomeCaalamkaRa’iisul-wasaaraha Ethiopia oo ka hadlay dagaalkii dhex maray Soomaalida iyo Oromadda ku...

Ra’iisul-wasaaraha Ethiopia oo ka hadlay dagaalkii dhex maray Soomaalida iyo Oromadda ku wada nool dalkaasi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hailemariam Desalegn ayaa sheegay inay Dowladiisa gacan buuxda ka geysan doonto sidii loo xalin lahaa Colaadii Soomaalida iyo Oromadda ku dhex maray Degmadda Aweday ee Bariga dalkaasi. Waxa uu sheegay in la soo xiri doono dadkii ka dambeeyey iska horimaadkaasi, wuxuuna u tacsideeyey dadkii lagu dilay Gobalka Oromia bishan September 15-dii. Sidoo kale, waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hailemariam Desalegn ayaa sheegay inay Dowladiisa gacan buuxda ka geysan doonto sidii loo xalin lahaa Colaadii Soomaalida iyo Oromadda ku dhex maray Degmadda Aweday ee Bariga dalkaasi.

Waxa uu sheegay in la soo xiri doono dadkii ka dambeeyey iska horimaadkaasi, wuxuuna u tacsideeyey dadkii lagu dilay Gobalka Oromia bishan September 15-dii.

- Advertisement -

Sidoo kale, waxa uu sheegay inay Saraakiisha Ciiddanka Federalka  sugi doonaan amamanka Deegaanada ay rabshaduhu ka dhaceen, isla markaana dib-u-dejin loo samayn doono dadkii ku barakacay dagaalkaasi.

Dhinaca kale, Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda Soomaalida iyo Oromadda waxay shalay kulan ku yeesheen Caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, waxayna sheegeen inay socdaan dadaal dadkii ku barakacay dib loogu soo dejinayo.

Warbaahinta Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in Labada Madaxweyne loo sheegay inay Ciiddanka Maamulkooda ka daad-gureeyeen Deegaanadda Xuduudka, iyadoo Ciiddanka Federalka la wareegi doonaan Ammaanka Deegaanadii lagu dagaalamay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts