HomeCaalamkaMasar oo ka fekeraysa in Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq lagu daro Liiska Kooxaha...

Masar oo ka fekeraysa in Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq lagu daro Liiska Kooxaha Argagixisadda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Masar, Dr. Nabil Sadiq ayaa bixiyey amarka lagu xaqiijiyo haddii uu Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq ku dhaqan yihiin Kooxaha loogu yeero Argagixisadda. Wargeyska Al-taxriir ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray inuu  Xeer-ilaaliyaha Guud ee Masar amar ku bixiyey Baaritaanka qoraalka naqdinta ee uu Qareen Taariq Maxamuud ku codsanayo in  Urur-diimeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Masar, Dr. Nabil Sadiq ayaa bixiyey amarka lagu xaqiijiyo haddii uu Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq ku dhaqan yihiin Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Wargeyska Al-taxriir ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray inuu  Xeer-ilaaliyaha Guud ee Masar amar ku bixiyey Baaritaanka qoraalka naqdinta ee uu Qareen Taariq Maxamuud ku codsanayo in  Urur-diimeedka isku magacaabay Al-saaciduun Bil-Xaq iyo Hoggaamiyahooda, Mustaf Kamaal Maxamuud Xuseen lagu daro Liiska Argagixisada.

- Advertisement -

Kooxda Al-saaciduun Bil-Xaq waxay horey ugu faafeen dalal ku yaalla Caalamka, balse waxay dalalkaasi sheegeen inaysan Kooxda isku magacaabay Al-saaciduun Bil-Xaq lahayn wax Asaas Diimeed ah.

Hoggaamiyaha Kooxda Al-saaciduun Bil-Xaq, Mustafa Kamaal waxa uu Bayaankiisii ugu horreeyey ku sheegay  in Al-saaciduun Bil-Xaq la asaasay sannadkii 1973-kii., isla m arkaana ay in muddo ah indhaha ku hayeen Arrimaha Caalamka, gaar ahaan dalalka Islaamka.

Waxa kale oo uu sheegay in tiro Waddamo ah xubno ka yihiin Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq, oo uu ka xusay dalalka Somalia, Kuwait, Turkey, Sweden,Talyaaniga iyo kuwo kale, kuwaasi oo uu xusay inay ku hoos shaqeynayaan Dalladda Kooxdiisa Al-saaciduun Bil-Xaq.

- Advertisement -

Dhinaca kale, AQoonyahano iyo Culumaa’udiin Soomaali ah ayaa bilowgii sannadkan waxay magaallooyinka Muqdisho, Bosaaso, Hargeysa iyo Garowe kaga dhawaaqeen inay xubno ka yihiin Ururka Al-saaciduun Bil-Xaq, balse Mashaa’iqda waa weyn ee dalka ayaa ka digay Khatarta Kooxdaasi u keeni karaan Mujtamaca Soomaaliyeed

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts