HomeCaalamkaMareykanka oo Muwaadiniintiisa kaga digay in ay u safraan dalka Kenya

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa kaga digay in ay u safraan dalka Kenya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa looga digay Muwaadiniintooda inay u socdaalaan Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi iyo Deegaanadda ku dhow Xuduudka Somalia, oo ay ka mid yihiin Degmooyinka Mandera, Garisa, Laamu, Malindi Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee infozine.com in Muwaadiniinta Maraykanka looga digay cabsida laga qabo Weeraro la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa looga digay Muwaadiniintooda inay u socdaalaan Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi iyo Deegaanadda ku dhow Xuduudka Somalia, oo ay ka mid yihiin Degmooyinka Mandera, Garisa, Laamu, Malindi

Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee infozine.com in Muwaadiniinta Maraykanka looga digay cabsida laga qabo Weeraro la filan karo oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya.

- Advertisement -

Waxaa Muwaadiniinta Maraykanka lagu booriyey inay ka feejignaadaan Cabsida weeraradda iyo khatarta sare ee Dembiyadad ka dhaca gudaha dalka Kenya.

Digniinta loo jeedinayo muwaadiniinta Maraykanka ee booqashadad ku taga dalka Kenya waxaa la sheegay in lagu bedelay Digniintii dhinaca Socdaalka ee Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka soo saartay bishii January 13-dii ee sannadkan.

Dhinaca kale, Maamulka Duullimaadyadda ee Federalka Maraykanka (the Federal Aviation Administration (FAA) ) waxay bishii Febraayo 26-dii ee sannadkan waxay soo saareen Digniin lagu cusbooneysiiyey inaysan Diyaaradaha Maraykanka dul-marin Hawada Sare ee Kenya muddo hal sanno ah.

- Advertisement -

Xigasho:infozine.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts