HomeCaalamkaJarmalka oo ku baaqay in xal Siyaasadeed lagu dhameeyo Barnaamijka Nukliyeerka ...

Jarmalka oo ku baaqay in xal Siyaasadeed lagu dhameeyo Barnaamijka Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’isul-wasaarada Jarmalka, Angela Merkel ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi maanta lagu soo daabacay Wargeys ka soo baxa magaalladda Frankfurt ee Jarmalka, waxayna xustay inay isku diyaarinayso sidii xal Diplomaasiyadeed loogu dhamayn lahaa xiisadda ku aadan Barnaamijka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya. Waxay ku baaqday inuu Wada-hadalkaasi noqdo mid la mid ah Wada-xaajoodkii lagu dhameeyey Barnaamijka Nukliyeerka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaarada Jarmalka, Angela Merkel ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi maanta lagu soo daabacay Wargeys ka soo baxa magaalladda Frankfurt ee Jarmalka, waxayna xustay inay isku diyaarinayso sidii xal Diplomaasiyadeed loogu dhamayn lahaa xiisadda ku aadan Barnaamijka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.

Waxay ku baaqday inuu Wada-hadalkaasi noqdo mid la mid ah Wada-xaajoodkii lagu dhameeyey Barnaamijka Nukliyeerka ee  Iiraan.

- Advertisement -

Angela Merkel waxay sheegtay inuusan Tartanka cusub ee Hubka noqon doonin danaha qof kasta ee ku nool Jesiiradda Kuurya.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Jarmalka waxaa la filayaa in berrito khadka Telefoonka kula hadasho Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin, si xal mideysan loogu helo Barnaamijka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts