HomeWararDhageyso:-Faah faahin qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Baladweyne+Sawirro

Dhageyso:-Faah faahin qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Baladweyne+Sawirro

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidamin ah oo ka dhacay Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiraan ,kaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah. Koontoroolka laga galo Xarunta maamulka gobolka Hiiran ayaa waxaa la sheegay in qof isku soo xiray waxyabaha qarxa uu isku qarxiyay. Ku dhawaad 5 Ruux […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidamin ah oo ka dhacay Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiraan ,kaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah.

Koontoroolka laga galo Xarunta maamulka gobolka Hiiran ayaa waxaa la sheegay in qof isku soo xiray waxyabaha qarxa uu isku qarxiyay.

- Advertisement -

Ku dhawaad 5 Ruux ayaa qaarxaas ku geeriyootay halka dhawacuna uu intaas ka badan yahay oo ay ku jiraan Saddex ka mid ah Wariyaasha ka howlgalla Magaalada Baladweyne.

Duqa degmada Baladweyne Cali dhuux Cabdi Mahad-Alle oo Dalsan la hadlay ayaa sheegay in uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxas balse ay iminka ku howlan yihiin baaritaano dheeraad ah iyo gurmad ay sameynayaan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Duqa Magaalada Baladweyne kana Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories