HomeWararMaraykanka oo sheegay in Al-shabaab qorsheynayaan weeraro ka dhan ah Maraykanka

Maraykanka oo sheegay in Al-shabaab qorsheynayaan weeraro ka dhan ah Maraykanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiisha Ammaanka ee Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay sii wadi doonaan Taageeradda ay Somalia iyo dalalka Bariga Afrika ka siinayaan sidii ay isaga caabin lahaayeen Dagaalka Alshabaab. Qoraal ay soo saareen Saraakiisha oo aan magacyadooda la shaacinin waxay si cad u sheegeen inay Alshabaab qorsheynayaan Weeraro ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Ammaanka ee Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay inay sii wadi doonaan Taageeradda ay Somalia iyo dalalka Bariga Afrika ka siinayaan sidii ay isaga caabin lahaayeen Dagaalka Alshabaab.

Qoraal ay soo saareen Saraakiisha oo aan magacyadooda la shaacinin waxay si cad u sheegeen inay Alshabaab qorsheynayaan Weeraro ay ku qaadaan Maraykanka iyo saaxiibadooda dalalka Gobalka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu xusay inay Ciiddanka Maraykanka sii wadi doonaan inay adeegsadaan dhamaan AWoodaha loo fasaxay si ay dadka Maraykanka uga badbaadiyeen iyo inay fashiliyaan cabsida waxa ay ugu yeereen Argagixisada, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts