HomeCaalamkaWaqooyiga Kuuriya oo sheegtay inay horumarisay Hubkeeda Nukliyeerka

Waqooyiga Kuuriya oo sheegtay inay horumarisay Hubkeeda Nukliyeerka

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Wakaalladda Wararka u faafisa dalkaasi ee KCNA ayaa manta shaacisay in Hoggamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un uu kormeeray wax lagu sheegay Bamka Haydarojiinka ee wax gumaada, kaasi oo awoodi kara in lagu rakibo Gantaalladda isaga kala goosha Qaaradaha. Hoggamiyaha dalkaasi, waxa uu tilmaamay in Bamkaasi 100% yahay mid lagu farsameeyey gudaja dalkiisa. Hadalkaasi ayaa soo […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa dalkaasi ee KCNA ayaa manta shaacisay in Hoggamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un uu kormeeray wax lagu sheegay Bamka Haydarojiinka ee wax gumaada, kaasi oo awoodi kara in lagu rakibo Gantaalladda isaga kala goosha Qaaradaha.

Hoggamiyaha dalkaasi, waxa uu tilmaamay in Bamkaasi 100% yahay mid lagu farsameeyey gudaja dalkiisa.

- Advertisement -

Hadalkaasi ayaa soo baxay wax ka yar hal isbuuc, markii ay Milliteriga Waqooyiga Kuurya  Gantaal Balaastik ah dul mariyeen hawada dalka Japan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’isul-wasaaraha Japan oo Khadka Telefoonka ku wada hadlay ayaa sheegay inay si wadajir ah isaga kaashan doonaan cabsida Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories