HomeWararDaawo Sawirrada Madaxda Hir-Shabeelle oo Salaadii Ciida Carafo kala qeybgalay Shacabka Jowhar

Daawo Sawirrada Madaxda Hir-Shabeelle oo Salaadii Ciida Carafo kala qeybgalay Shacabka Jowhar

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka hir-Shabeelle ahan siihaya xilka Madaxweynaha,Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo wasiiro iyo Xildhibaano ayaa manta Shacabka Jowhar kala qeybgalay Dukashada Salaada Ciida Carafo. Cali Guudlaawe oo Salaada kadiab Bulshada halkaasi kula hadlay ayaa marka hore waxa uu hambalyo u diray guud ahaan […]

- Advertisement -

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka hir-Shabeelle ahan siihaya xilka Madaxweynaha,Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo wasiiro iyo Xildhibaano ayaa manta Shacabka Jowhar kala qeybgalay Dukashada Salaada Ciida Carafo.

Cali Guudlaawe oo Salaada kadiab Bulshada halkaasi kula hadlay ayaa marka hore waxa uu hambalyo u diray guud ahaan Shacabka ku nool deegaanada Hir-Shabeelle,isaga oo u rajeeyay Sanadkaan sanadkiisa Nabad iyo Barwaaqo.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay shacabka Hir-Shabeelle in ay isha ku hayaandoorashada dahwan ka hdici doonta Magaalada Jowhar, waxa uuna dhanka kale ugu baaqay Xildhibaanada hir-Shabeelle in ay doortaan qofkii ay u arkaan in uu samatabixin kara Shacabka ku nool labada Gobo lee Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories