HomeWararSawirro:-Sarkaal ka tirsan Boliska Sweden oo lagu dhaawacay Stockholm

Sawirro:-Sarkaal ka tirsan Boliska Sweden oo lagu dhaawacay Stockholm

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sarkaalkaasi ayaa la sheegay in Toorey looga dhaawacay Qoorta, xilli uu ku sugnaa Fagaaraha ugu mashquulka badan caasimadda dalkaasi ee loo yaqaano Medborgarplatsen Square. Askariga la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka Karolinska Hospital, balse ma kala cadda xilligan sida uu ahaa dhaawaciisa. Hadal ka soo baxay Boliska Sweden ayaa lagu sheegay in la xiray Eedeysanihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaalkaasi ayaa la sheegay in Toorey looga dhaawacay Qoorta, xilli uu ku sugnaa Fagaaraha ugu mashquulka badan caasimadda dalkaasi ee loo yaqaano Medborgarplatsen Square.

Askariga la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka Karolinska Hospital, balse ma kala cadda xilligan sida uu ahaa dhaawaciisa.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska Sweden ayaa lagu sheegay in la xiray Eedeysanihii geystay dhaawacaasi oo la sheegay inuu dhacay abaarihii 10:30 daqiiqo ee Aroornimadii maanta ee Xilliga dalkaasi.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts