HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda Gudaha Magaalada Cadaado

DEG DEG:-Dagaal ka socda Gudaha Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Gordhow uu koontoroolka bari ee Cadaado uu dagaal ka bilaawday. Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Nabad-Sugida Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyo Jidgooyo dhigatay halkaas kuwas oo ciidamada Nabad-Sugida Galmudug ay doonayeen in ay ka qaadaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Gordhow uu koontoroolka bari ee Cadaado uu dagaal ka bilaawday.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Nabad-Sugida Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyo Jidgooyo dhigatay halkaas kuwas oo ciidamada Nabad-Sugida Galmudug ay doonayeen in ay ka qaadaan.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas ku daraya in ila 10 ruux  Dad Shacab ah oo ku dhaawacmay Rasaasta ay isku adeegsanayaan Labada Dhinac,la dhigay Isbitaalka Magaalada Cadaado.

Xaalada Magaalada Cadaado ayaa haatan ah mid kacsan waxana la maqlayaa rasaas ay isku ridayaan labada dhinac

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts