HomeWararDEG DEG:-Muqtaar Rooboow oo la kulmaya Masuuliyiin Goordhow gaartay deegaanka Abal

DEG DEG:-Muqtaar Rooboow oo la kulmaya Masuuliyiin Goordhow gaartay deegaanka Abal

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Abal ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka amniga Maamulka koonfur Galbeed Xasan Xusen Maxamed Eelay,iyo taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida koonfur Galbeed iyo Masuuliyiin kale. Ujeedka ay halkaasi u tageen Msuuliyiintaan ayaa waxaa lagu sheegay sidii ay ula kulmi lahaayeen Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Abal ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka amniga Maamulka koonfur Galbeed Xasan Xusen Maxamed Eelay,iyo taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida koonfur Galbeed iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedka ay halkaasi u tageen Msuuliyiintaan ayaa waxaa lagu sheegay sidii ay ula kulmi lahaayeen Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo wax ka ka yar 1KM, u jira deegaanka Abal.

- Advertisement -

Wararkii dambeeyay ee haatan nasoo gaaraya ayaa wax ay sheegayaan in haatan deegaanka Abal uu ka socdo diyaar garowga ku aadan sidii ay u wada kulmi lahaayeen Muqtaar roobow iyo masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts