HomeWararAl-Shabaab oo Weeraray markale deegaanka Abal ee Gobolka Bakool

Al-Shabaab oo Weeraray markale deegaanka Abal ee Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Abal ee Gobolka Bakool ayaa waxa uu sheegayaa in maanta markale dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisinkii Wadaadka Muqtaar Rooboow ee deegankaas. Weerarka kadib ayaa la sheegay in uu halkaasi ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay labada dhinac,waxaana lagu soo waramayaa in Al-Shabaab ay ciidamo ad u farabadan geeyeen deegaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Abal ee Gobolka Bakool ayaa waxa uu sheegayaa in maanta markale dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisinkii Wadaadka Muqtaar Rooboow ee deegankaas.

Weerarka kadib ayaa la sheegay in uu halkaasi ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay labada dhinac,waxaana lagu soo waramayaa in Al-Shabaab ay ciidamo ad u farabadan geeyeen deegaano ku dhow dhow Abal.

- Advertisement -

Khasaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkii dhex maray labada dhinac,waxana Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ay sheegen in Al-Shabaab ay dib ugu laabteen deegaankii ay ka soo duuleen ee 20 jiroow.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyaadka Muqtaar Rooboow,ay haatan weli ku sugan yihiin deegaanka Abal,oo ah halkii lagu weeraray.

Xaalada gobolka Bakool ayaa maalmahaan ah mid kacsan,waxana sido kale jira ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo ku sugan degmada Xudur kuwaas oo doonaya in ay Caawiyaan Muqtaar Rooboow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts