HomeWararKhasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Gudaha Kenya

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Gudaha Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada lamu iyo Nyongoro,ee Gobolka Waqooyi Bari dalka kenya. Qaraxaan ayaa haa Miinada nooca dhulka lagu aaso,waxa ayna la kacday Gaari ay saarnaayeen dad Kenyan ah,iyada oo ay qarxaasi ku dhaawacmeen laba ruux oo gaariga saarnaa. Xiliga uu qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada lamu iyo Nyongoro,ee Gobolka Waqooyi Bari dalka kenya.

Qaraxaan ayaa haa Miinada nooca dhulka lagu aaso,waxa ayna la kacday Gaari ay saarnaayeen dad Kenyan ah,iyada oo ay qarxaasi ku dhaawacmeen laba ruux oo gaariga saarnaa.

- Advertisement -

Xiliga uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa socday howlgallo ay wadeen ciidamada kenya,sida uu Warbaahinta u sheegay Madaxa howlgalada amaanka degaanka Linda Boni Joseph Kanyiri.

Sidoo kale waxa uu ku eedeeyaya in qaraxaasi ay masuuliyadeeda ay leeyihiin dagaalyahanada Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ka geesta Gudaha dalka kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts