HomeWararDEG DEG:-Baarlamaanka Puntland oo goordhow Xubno Cusub lagu kordhiyay

DEG DEG:-Baarlamaanka Puntland oo goordhow Xubno Cusub lagu kordhiyay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Shir muddo dhowr todobaad ah magaalada Garoowe uga socda qaar kamid ah Isimada Puntland iyo mid ka mid ah Beelaha degan Punland ee  tanade kaas oo looga hadlayey in loo kordhiyo Xildhibaanada ayaa gordhow la filayaa in las oo gaba gabeeyo. Wararka ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegaayn in 4 xubnood  loogu kordhiyey xubnihii […]

- Advertisement -

Shir muddo dhowr todobaad ah magaalada Garoowe uga socda qaar kamid ah Isimada Puntland iyo mid ka mid ah Beelaha degan Punland ee  tanade kaas oo looga hadlayey in loo kordhiyo Xildhibaanada ayaa gordhow la filayaa in las oo gaba gabeeyo.

Wararka ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegaayn in 4 xubnood  loogu kordhiyey xubnihii horay ay uga heli jiraan baarlamaanka Puntland kuwaas oo ahaa 3 xubnood,islamarkaana ay helayaan ilaa 7 Xubnood.

- Advertisement -

Arintaan ayaa timid kadib markii dhawaan Waxgaradka beeshaas ay kulamo la qaateen Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,iyaga oo sheegayay in ay ku dulman yihiin Dastuurka Maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories