HomeWararKooxo hubeysan oo Weeraray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug

Kooxo hubeysan oo Weeraray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa weerar ku qaaday fariisimo Ciidamada Maamulka Puntland ku leeyihiin degmada Galdogob ee Gobolka Mudug,maleshiyaadkaas oo la sheegay in ay ahaayeen kuwa ka Ganacsada Mandooriyaha loo yaqaano Xashiishada. Shalayay ayay aheyd markii Ciidamada Puntland ay weerareen Goob ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadkaas,kadibna ay xireen mid ka mid ah Raggii ka Ganacsanayay waxyaabaha Maanka dooriya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyaad hubeysan ayaa weerar ku qaaday fariisimo Ciidamada Maamulka Puntland ku leeyihiin degmada Galdogob ee Gobolka Mudug,maleshiyaadkaas oo la sheegay in ay ahaayeen kuwa ka Ganacsada Mandooriyaha loo yaqaano Xashiishada.

Shalayay ayay aheyd markii Ciidamada Puntland ay weerareen Goob ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadkaas,kadibna ay xireen mid ka mid ah Raggii ka Ganacsanayay waxyaabaha Maanka dooriya.

- Advertisement -

Xaalda ayaa saakay ah mid degan,waxana ciidamada Puntland ay wadaan qorsho ku aadan sidii ay ku soo qaban lahaayeen Maleeshiyaadka ka Ganacsada waxyaabaha Maanka dooriya eek u sugan deegaano hoostaga degamda Galdogob ee gobolka Mudug.

Wasiirka Amniga Puntland cabdi xersi Cali Qarjab ayaa horay u sheegay in Puntland ay la dagaalami doonto cid kasta oo amniga qalqal gelineysa oo ay ka mid yihiin dadka ka Ganacsada Maandooriyaha

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts