HomeWararCiidamo ilaalo u ah Fanaanada Fartuun Birimo oo dad ku laayay Gaalkacyo

Ciidamo ilaalo u ah Fanaanada Fartuun Birimo oo dad ku laayay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegaayaan in Ciidamo ilaalo u ahaa Fanaanada Fartuun Birimo ay dad Shacab ah ku laayeen halkaas. Arintaan ayaa timid kadib markii dadkaan iyo Culuma’udiin la socday ay isku dayeen in ay ka hor joogsadaan Fartuun Birimo oo dooneysay in ay Show ku […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegaayaan in Ciidamo ilaalo u ahaa Fanaanada Fartuun Birimo ay dad Shacab ah ku laayeen halkaas.

Arintaan ayaa timid kadib markii dadkaan iyo Culuma’udiin la socday ay isku dayeen in ay ka hor joogsadaan Fartuun Birimo oo dooneysay in ay Show ku qabsato Garoonka Diyaaradaha Koonfurta Gaalkacyo taas oo keentay in ay rasaas ku furaan.

- Advertisement -

Inta laxaqiijiyay rasaastaas waxaa ku geeriyaaday 1 ruux halka midkale uu dhaawac soo gaaray kaas oo haatan lagu dabiibayo Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo.

Intaas kadib waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug kuwaas oo la wareegay amaanka Goobta,iyada oo ay xusid mudan tahay in Caawa ay Fartuun Birimo sirasmi ah Showgii u qabsatay.

Weli wax war ah dhankeeeda kama soo bixin Fartuun Birimo dhibaatadaan ay geesteen Ciidamadeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories