HomeWararMaamulka Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay Ganacsato keenay Kaba uu ku qoaran...

Maamulka Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay Ganacsato keenay Kaba uu ku qoaran yahay Magaca Allah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Maamulka soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabay laba nin oo Ganacsade ah ku waas oo lagu eedeeyay in deegaanada Maamulkaas ay keeneen Kabo ay  xagga hoose kaga qoran tahay Magaca Allah (SW). Kabahaan ayaa ah kuwa Ragga ay xirtaan waxaana maalmihii u dambeeyay Suuqa Hargeysa laga waday howlgallo ay ku aruurinayeen Guddi loo xilsaaray kaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabay laba nin oo Ganacsade ah ku waas oo lagu eedeeyay in deegaanada Maamulkaas ay keeneen Kabo ay  xagga hoose kaga qoran tahay Magaca Allah (SW).

Kabahaan ayaa ah kuwa Ragga ay xirtaan waxaana maalmihii u dambeeyay Suuqa Hargeysa laga waday howlgallo ay ku aruurinayeen Guddi loo xilsaaray kaas oo ka socday wasaarada diinra iyo Awqaafta maamulka Soomaaliland iyagoo kaashana ciidamada Booliiska Soomaaliland.

- Advertisement -

Labadaan Nin ee Ganacsatada ah ayaa Maalmihii u dambeysay waxaa hadal hayay Bulsahda Magaalada Hargeysa iyada oo ay ciidamada Booliiska Soomaaliland balse markii dambe ay gacanta ku dhigeen.

Ganacsatadii Labadaan Nin ee Ganacsatada ahaa iyo Kabahii la aruuriyay ayaa haatan waxaa lagu hayaa Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa,waxaana xusid mudan in hada ka hor Magaalada hargeysa la keenay Kabo ay  ay xagga hoose kaga qoran yahay magaca Rasuulkeena Muxamed NNKH.

Shacabka Magaalada hargeysa ayaa aad ula yaabay Ganacsatada ku dhiiraday in Kabahaan ay ka Ganacsadan iyagoo taageeray talaabada ay qaadeen ciidamada booliiska maamulka Soomaaliland

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts