HomeMaqalDhageyso:-Madaxweye Farmaajo “Shacabka hala shaqeeyeen ciidamada, si looga hortago Al-Shabaab

Dhageyso:-Madaxweye Farmaajo “Shacabka hala shaqeeyeen ciidamada, si looga hortago Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed taas oo ku aadan in Shacabku ay la Shaqeeyaan Ciidamada si loga hortago dagaalada iyo qaarxyada mararka qaar ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ciidamada ku shaqada leh xasilinta amniga caasimadda aysan kaligood waxba qaban karin, haddii aysan helin taageerada Shacabka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed taas oo ku aadan in Shacabku ay la Shaqeeyaan Ciidamada si loga hortago dagaalada iyo qaarxyada mararka qaar ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ciidamada ku shaqada leh xasilinta amniga caasimadda aysan kaligood waxba qaban karin, haddii aysan helin taageerada Shacabka, kana codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga.

- Advertisement -

“Sidaad ogtihiin doraad dad masaakiin ah oo meel ka qaxweynaya oo waqti Ramadaan ku jira, ayaa dad sheeganaya dad magac diin ku socday, waxa ay laayeen wax Allaale wixii carruur ah ee meesha joogay oo goob ku afurayay, kuwaasi oo isugu jiray carruur, gabdho iyo dad da’ah, maxay galabsadeen, dadkaasi waxaa lagu laayay magac Muslim., Diintee qabta in la laayo dad maato ah oo naf la xalaaleysto” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts