HomeMaqalDhageyso:-Dadaal Lagu Badbaadinayo Dadka Magafe ku Haysto Libya oo socda

Dhageyso:-Dadaal Lagu Badbaadinayo Dadka Magafe ku Haysto Libya oo socda

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ay jiraan dadaalo lagu soo samata bixiyo ku dhowaad 200 muhaajiriin ah oo ka yimid Somalia iyo Ethiopia kuwaasoo magafayaal ay afduub ahaan ugu haystaan Libya, sidoo kalena ay madaxfurasho ka dalbanayaan. Dhinaca kale, safaaradda Somalia ee Libya ayaa sheegtay in dadkaasi lagu hayso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ay jiraan dadaalo lagu soo samata bixiyo ku dhowaad 200 muhaajiriin ah oo ka yimid Somalia iyo Ethiopia kuwaasoo magafayaal ay afduub ahaan ugu haystaan Libya, sidoo kalena ay madaxfurasho ka dalbanayaan.

Dhinaca kale, safaaradda Somalia ee Libya ayaa sheegtay in dadkaasi lagu hayso meellaha ay ka taliyaan mucaaradka Libya, isla markaana ay adag tahay inay dadkaasi wax u qabtaan mar haddii aanay tagi karin halkaasi oo aan loo oggoleyn.

- Advertisement -

Hadaba danjiraha Soomaaliya ee Libya Muxyadiin Kaalmooy ayaa ka hadlaya dadaalka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee libya ku xiran lagu soo deynayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts