HomeMaqalDhageyso:-Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan oo la kala qaadayo

Dhageyso:-Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan oo la kala qaadayo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Waxaa maanta la filayaa in la kala qaado Maleeshiyaadkii ku wada dagaalamay deegaanka Baanyaaleey oo u dhaxeysa Xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Galgaduud halkaas oo mudo ku dhow Isbuuc ay dagaalo ka socdeen. Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa wada qorshaha uu ku kala qaadayo labadaasi Maleeshiyo beeleed sida uu radio Dalsan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta la filayaa in la kala qaado Maleeshiyaadkii ku wada dagaalamay deegaanka Baanyaaleey oo u dhaxeysa Xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Galgaduud halkaas oo mudo ku dhow Isbuuc ay dagaalo ka socdeen.

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa wada qorshaha uu ku kala qaadayo labadaasi Maleeshiyo beeleed sida uu radio Dalsan u sheegay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Cali Baashi.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dadka ku nool deegaanada lagu dagaalamay ay horay u ahaayeen dad isjecel balse ay xoogaa xurguf yar soo kala dhex gashay taasina  ay iyaga ku guuleesteen mudo Sadax maalin ah ka dib ay xal ka gaaraan maantana ay kala qaadayaan.

Waxa uu ugu baaqay shacabka ku nool gobolada Hiiraan iyo Galgaduud in ay ka hortagaan wax allaala iyo wixii caqabad ku noqon kara in dagaalkaas la joojiyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts