HomeMaqalDhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo sheegay in guul laga gaaray howlgalka xasilinta amniga Muqdisho

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo sheegay in guul laga gaaray howlgalka xasilinta amniga Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay howlgalka xasilinta amniga Caasimada oo ay wadaan ciidamada amniga kaas oo ee weli ka socda degmooyin ka tirsan gobolkaan Banaadir. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xasane,ayaa sheegay in inta badan lagu guleestay dantii laga lahaa howlgalka xasilinta islamarkaana amniga Muqdisho uu yahay mid hagaagsan. Waxa uu hadalkiisa intaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay howlgalka xasilinta amniga Caasimada oo ay wadaan ciidamada amniga kaas oo ee weli ka socda degmooyin ka tirsan gobolkaan Banaadir.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xasane,ayaa sheegay in inta badan lagu guleestay dantii laga lahaa howlgalka xasilinta islamarkaana amniga Muqdisho uu yahay mid hagaagsan.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray isagoo Warbaahinta Muqdisho kula hadlayay in Ciidamadu ay ku guuleesteen in ay Muqdisho ka nadiifiyaan ciidamo wata Dareeska dowlada iyo hub culus ku waas oo u ku tilmaamay Askari iyo Askari u eke oo Muqdisho ku dhex watay Hub cul culus sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in lagu guuleestay in howlgallada socda oo kaliya lagu qabtay Mindiyo iyo Baangado oo kaliya taas oo ka dhigan in hubkii laga saaray muqdisho islamarkaana ciidamada dowlada uu qof walba aaday difaacii loogu talo galay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts