HomeMaqalDhageyso:-“Wasiir Xoosh”Dhamaan waan tegi doonaa Xarumaha Maamul goboleedyada

Dhageyso:-“Wasiir Xoosh”Dhamaan waan tegi doonaa Xarumaha Maamul goboleedyada

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Dastuurka xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay ka furay Magaaalda Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal kulan wadatashi ah oo looga arinsanayay wax ka bedelka Dastuurka dalka ayaa ka hadlay qorshaha uga degsan Wasaarada kulamada Wadatashiga ah. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Wasaaradu ay haatan bilaabeyso dhawaan  kulamada wadatashiayda ah ay gaarsiiso Gobolada dalka Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Dastuurka xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay ka furay Magaaalda Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal kulan wadatashi ah oo looga arinsanayay wax ka bedelka Dastuurka dalka ayaa ka hadlay qorshaha uga degsan Wasaarada kulamada Wadatashiga ah.

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Wasaaradu ay haatan bilaabeyso dhawaan  kulamada wadatashiayda ah ay gaarsiiso Gobolada dalka Soomaaliya ayna tegi doonto Xarumaha Maamul goboleedyada dalka ka jira.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in puntland ay ka dhigeen mida koowaad islamarkaana ay jiri doonaan Xarumo kale oo la tegi doono sida uu hadalka u dhigay.

Wasiir Xoosh ayaa maalmihii u dambeeyay waday qorshaha looga tashanayo sidii aragtiyo kala duwan looga dhiiban lahaa wax ka bedelka Dastuurka dalka kaas oo hada ah mid qabyo ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts