HomeMaqalDhageyso:-Siyaasiga Cabdiraxmaan Baadiyoow,oo taageeray Go’aanka dowladda ee Khilaafka Wadamada Khaliijka

Dhageyso:-Siyaasiga Cabdiraxmaan Baadiyoow,oo taageeray Go’aanka dowladda ee Khilaafka Wadamada Khaliijka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan  Go’aan dhex dhexaad ah ay ka qaadatay khilaafkii soo kala dhex galay Wadamada Khaliilka ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay Bulshada Soomaaliyeed iyo waliba Siyaasiinta qaarkood. Siyaasiga C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi(Badiyoow) oo dhowr mar iskusoo Sharaxay madaxtinimada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaliya Go’aanka ay ka qaaday khilaafka Wadamada Khaliifka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan  Go’aan dhex dhexaad ah ay ka qaadatay khilaafkii soo kala dhex galay Wadamada Khaliilka ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay Bulshada Soomaaliyeed iyo waliba Siyaasiinta qaarkood.

Siyaasiga C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi(Badiyoow) oo dhowr mar iskusoo Sharaxay madaxtinimada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaliya Go’aanka ay ka qaaday khilaafka Wadamada Khaliifka u dhaxeeyay uu yahay mid geesinimo leh islamarkaana loo baahnaa.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dalkeena haatan uu yahay weli mid burbursan balse go’aanka dowladda uu yahay mid lagu farxo loona baahan yahay dowladda Soomaaliya in ay samneyso arin xal u naqaneyso xiisadaas.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay dhamaantood siwadajir ah u taageeraan go’aanka ay qaadatay dowladooda.

Hoos ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts