HomeWararWafdi ka socda dowladda Qatar oo weli ku sugan Muqdisho iyadoo...

Wafdi ka socda dowladda Qatar oo weli ku sugan Muqdisho iyadoo Caawa…

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdishu maanta waxaa soo gaaray wafdi sare oo ka socda dawladda Qadar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay. Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wafdiga Qadar uu hoggaaminayo Wasiiru Dawlaha Arirmaha Dibedda Suldaan Bin Sacad Al-Muraykhi. Waxaa la sheegayaa in Wasiirku uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdishu maanta waxaa soo gaaray wafdi sare oo ka socda dawladda Qadar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay. Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wafdiga Qadar uu hoggaaminayo Wasiiru Dawlaha Arirmaha Dibedda Suldaan Bin Sacad Al-Muraykhi.

Waxaa la sheegayaa in Wasiirku uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xasan Cali Khayre. Toddobaadkii horena waxaa Muqdishu joogay wasiir isaguna ka socda dawladda Sucuudiga.

- Advertisement -

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay meel dhexe iska taagayso khilaafka u dhexeeya labada dawladood, waxayna ku baaqday in nabadgelyo lagu dhammeeeyo khilaafadka.

Khilaafka u dhaxeeyaya Xulufada Sacuudiga iyo dowladda Qatar ayaa saameyn weyn ku yeeshay Siyaasada Soomaaliya waxaana dowladda Soomaaliya ay haatan mareysaa laba mid dooro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts