HomeWararDhageyso:-Ciidamada ilaalada Madaxda dowladda oo loo sameyn doono Astaan gaar ah

Dhageyso:-Ciidamada ilaalada Madaxda dowladda oo loo sameyn doono Astaan gaar ah

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya C/xakiin Daahir(Saacid) ayaa sheegay in la bilaabi doono diiwaangelinta Ciidamada ilaalada u ah Masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya si loo yareeyo Ciidamada tirada badan ee lagu arko Gudaha Magaalada muqdisho. Waxa uu sheegay in Xafiis Ciidamadaas lagu diiwaangeliyo laga furayo Magaalada muqdisho islamarkaana masuuliyinta dowladda ha ahaadaan xildhibaanada Golaha Wasiirada iyo waliba […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya C/xakiin Daahir(Saacid) ayaa sheegay in la bilaabi doono diiwaangelinta Ciidamada ilaalada u ah Masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya si loo yareeyo Ciidamada tirada badan ee lagu arko Gudaha Magaalada muqdisho.

Waxa uu sheegay in Xafiis Ciidamadaas lagu diiwaangeliyo laga furayo Magaalada muqdisho islamarkaana masuuliyinta dowladda ha ahaadaan xildhibaanada Golaha Wasiirada iyo waliba dhamaan masuuliyiinta in ilaaladooda ay mudo 48 Saacadood ah ku diiwaangeliyaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in cidii aan la diiwangelin ee lagu arko iyadoo Muqdisho ku dhex wadata qori iyo tuutaha ciidanka talaaba cad laga qaadi doono.

Gaba gabadii waxa uu sheegay in la sameyn doono Astaan gaar u ah Ciidamada ay wataan madaxda dowladda Soomaaliya si amniga uu u noqdo mid hagaaga.

Hoos Ka Dhageyso Codka taliya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories