HomeMaqalDhageyso:-Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada iyo Qaramada Midoobay oo wada kulmay

Dhageyso:-Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada iyo Qaramada Midoobay oo wada kulmay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya michael keatin,iyagoo ka wada hadlay orumarinta Cadaalada iyo Garsoorka Soomaaliya. Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in kulankooda ay uga wada hadleen arimaha Cadaalada isagoo michael keatin ka wareestay sida ay u sahqeeyaan Xubnaha Wasaaarda Cadaalada iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiinta Wasaarada Cadaalada dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya michael keatin,iyagoo ka wada hadlay orumarinta Cadaalada iyo Garsoorka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in kulankooda ay uga wada hadleen arimaha Cadaalada isagoo michael keatin ka wareestay sida ay u sahqeeyaan Xubnaha Wasaaarda Cadaalada iyo qaabka ay u Shaqeeyaan.

- Advertisement -

Sido kale Wasiirka ayaa sheegay in qodobadii uu kala hadlay ay kamid ahaayeen waxa Wasaarada uga qorsheysan islamarkaana ay u sheegen in ay qorsheynayaan dhisida iyo hormarinta Cadaalada iyo Garsoor si waansgan ugu Shaqeeya Bulsahda Soomaaliyeed.

Ugu dambeen Wasiirka ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay Wasaaarda gacan ka siiyaan inta ay ku guda jiraan dhisida Garsoor Cadaalad ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts