HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo,oo booqan doona Xarumaha Maamul goboleedyada

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo,oo booqan doona Xarumaha Maamul goboleedyada

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi(Farmaajo) oo weli ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshooyinka kale ee u degsan Maalmaha soo socda si uu u dardar geliyo xiriirka dowladda kala dhaxeeyo Maamul Goboleedyada Mudane Farmaajo,ayaa sheegay in Safarka uu hada ku joogo Kismaayo uu hordhac u yahay Safaro kale uu maalmaha na soo aadan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi(Farmaajo) oo weli ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshooyinka kale ee u degsan Maalmaha soo socda si uu u dardar geliyo xiriirka dowladda kala dhaxeeyo Maamul Goboleedyada

Mudane Farmaajo,ayaa sheegay in Safarka uu hada ku joogo Kismaayo uu hordhac u yahay Safaro kale uu maalmaha na soo aadan uu ku tegi doono deegaanada Maamul Goboleedyada Galmudug,Puntland Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo,ayaa soo hadal qaaday in Boqolki Maalmood e la soo dhaafay ay wax badan qabteen islamarkaana ay Bilaha iyo Sanadaha soo socda qaban doonaan wax Shacabka tusa ififaalo Nabadeed sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweyne Farmaajo,ayaa mudo laba cesho ah ku sugan Magaalada Kismaayo isagoo kulamo la qaatay Madaxda Maamulka Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories