HomeMaqalDhageyso:-Doplamaasi sheegay in dawlada ay ku dag dagtay in ay ka hadasho...

Dhageyso:-Doplamaasi sheegay in dawlada ay ku dag dagtay in ay ka hadasho Qalalaasaha khaliija

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Axadii ayey aheyd marki ay Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ay ku dhawaaqeen in ay xiriirka u jareen dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada. Doplamaasi  Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo Caalamka oo lahadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho isagoo ku sugam magaalada Helsinki ee wadanka Finland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axadii ayey aheyd marki ay Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ay ku dhawaaqeen in ay xiriirka u jareen dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Doplamaasi  Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo Caalamka oo lahadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho isagoo ku sugam magaalada Helsinki ee wadanka Finland ayaa  sheegay in dawlada Soomaliya ay ku dagdagtay War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya kaas oo  lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ugu baaqayso labada dhinacba inay wada xaajood ku dhameeyaan khilaafkan.

- Advertisement -

Dowlada Soomaaliya saddexda dowladood ee Imaaraadka, Sacuudiga iyo Qatar waxay la leedahay cilaaqaad dhinacyo badan leh. Waxayna sadaxdan wadanba dhaqaale xoogan ku bixiyaan dib u dhiska Soomaaliya.

Doplamaasi Caalin ayaa sheegay in mowqifka dawlada Soomaliya xiligan ay qaadatay uusan Albaabka ufureynin dhabaha wadahadalka ee Qalalaasaha Khaliijka maadaama buu yiri  ay habooneyd in dawlada Soomaaliya ay mowqifkeeda  la sugto   shirka wasiirada Khaliijka

Doplamaasigan ayaa ka  walwalsan saameynta ay yeelan karto go’aankan dawlada ay soo saartay hadii ay dib isaga badasho oo ay koox lasafato inay  fadeexad kunoqon karto maamulka Farmaajo .

- Advertisement -

Dhinaca kale Maxamed Maxamuud Nuur Caalin ayaa howlagalka loogu magac daray xasilinta amniga caasimada ku tilmaamay mashruuc khaldan oo lagu dagdagay balse ay aheyd buu yiri in dawlada ay dhisto aas aaska Saldhigyada 17-ka dagmo ee G/Banaadir in la xoojiyo Hey’addaha amniga in Shaqada caadiga heer maamul goboleed iyo heer federaal ah  la xoojiyo ma aheyn in hada la abuuro ciidamo gaar ah waxay keeyneysaa in uu dhumo sistamka  ciidan waa sida uu  falanqeye Caalin uu sheegay.

Halkan ka dhageyso wareysiga Doplamaasi Caalin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts