HomeCaalamkaWar Deg Deg ah: Qarax Goordhow ka dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada...

War Deg Deg ah: Qarax Goordhow ka dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Afghanistaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Inta la xaqiijiyay ilaa 52 ruux ayaa waxyeelo ka soo gaartay qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo ka dhacay Magaalada Kapul ee Xarunta dalka Afghanistaan. Qaraxa ayaa ka dhacay Irida hore ee Madxtooyada dowladda Afghanistaan,waxana lagu soo waramayaa in ay sidoo kale ku dhinteen qaraxaas ilaa 11 ruux oo badan kood ah Dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay ilaa 52 ruux ayaa waxyeelo ka soo gaartay qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo ka dhacay Magaalada Kapul ee Xarunta dalka Afghanistaan.

Qaraxa ayaa ka dhacay Irida hore ee Madxtooyada dowladda Afghanistaan,waxana lagu soo waramayaa in ay sidoo kale ku dhinteen qaraxaas ilaa 11 ruux oo badan kood ah Dad Shacab ah.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xili Shaqaalaha iyo dadka shacabka ah ay u kala hayaamayeen Shaqooyinkooda caadiga ah.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa goordhow gaaray ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Afghanistaan,kuwaas oo dadka u diidaya in ay Goobta ka agdhawaadaan si aysan waxyeelo usoo gaarin.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts