HomeWararDhageyso:-Amar ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari oo Dhaqangalaya

Dhageyso:-Amar ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari oo Dhaqangalaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Go’aan ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari Puntland ayaa lagu mamnuucay in mudo 40 Maalmood ah ay Xoolaha daaqin Dhul ku fiican daaqsinka oo ku yaala deegaano ka tirsan gobolka Bari xili weli abaar ay ka jirto Puntland. Deegaanada laga mamnuucay in ay Xoolaha daaqaan ayaa waxaa kamid ah deegaaanda Iskushuban iyo Daruur ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Go’aan ka soo baxay Maamulka Gobolka Bari Puntland ayaa lagu mamnuucay in mudo 40 Maalmood ah ay Xoolaha daaqin Dhul ku fiican daaqsinka oo ku yaala deegaano ka tirsan gobolka Bari xili weli abaar ay ka jirto Puntland.

Deegaanada laga mamnuucay in ay Xoolaha daaqaan ayaa waxaa kamid ah deegaaanda Iskushuban iyo Daruur ee Gobolka Bari arintaas oo markii hore ay fikirkeeda ay la haayeen Odayaasha Tuulooyinkaas.
Maamulka Gobolka Bari War ka soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in Neefkii daaqa dhulkaas ay mamnuceen in dadkii Xoolahaas ama Neefkaas lahaa talaabo laga qadi doono lana ganaaxayo.
 Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Bari Puntland Axmed Cali Cabdullahi(Ciro) ayaa War-Baahinta u akhriyay Warka ka soo baxay Maamulka gobolka Bari.

 

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts