HomeWararDHAGEYSO: Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay in Ilaalada Gaarka ah Lagula Xisaabtami Doono...

DHAGEYSO: Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay in Ilaalada Gaarka ah Lagula Xisaabtami Doono Falalka ka Dhaca Agagaarka Goobaha ay ka Shaqeeyaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa sheegay in loo baahanyahay ilaalada gaarka inay ka shaqeeyaan nabad galyada agagaarka goobaha shaqooyinka ay ka hayaan. Wasiir Yarisow ayaa tilmaamay in ciidanka ilaalada gaarka ah, sida xarumaha ganacsi, hoteelada iyo jaamacadaha inay masuul ka yihiin waxa ka dhaca goobaha ay ka shaqeeyaan, islamarkaana dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa sheegay in loo baahanyahay ilaalada gaarka inay ka shaqeeyaan nabad galyada agagaarka goobaha shaqooyinka ay ka hayaan.

Wasiir Yarisow ayaa tilmaamay in ciidanka ilaalada gaarka ah, sida xarumaha ganacsi, hoteelada iyo jaamacadaha inay masuul ka yihiin waxa ka dhaca goobaha ay ka shaqeeyaan, islamarkaana dowladda soomaaliya ay wax ka wey diin doonto falkaasi, si loga hortago dhibaatooyinka amni ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts