HomeWararSomalia oo Weli La Daala-dhacaysa Khilaafaad iyo Weerarro Xag-jirnimo

Somalia oo Weli La Daala-dhacaysa Khilaafaad iyo Weerarro Xag-jirnimo

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Kaddib sanado xasillooni la’aan ah, Somalia waxay weli muquuranaysaa khilaafaad, iyadoo ay culays ku hayaan weerarro ay ka dambeeyaan kooxaha gaysta cunfi xag-jirnimo ku salaysan sida kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Alqaacida.

Horjoogayaasha kooxda xajirka ah ee Al-Shabaab ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ku marin habaabiya ficilada gurracan ee xag-jirnimada ku salaysan, si ay dhibaatooyin kala duwan u geystaan shacabka aan waxba galabsan ee kunool gudaha dalka.

- Advertisement -

Kooxda arxanka darran ee Al-Shabaab ayaa waxay u adeegsataa dadka, isla markaana ku saameeyaan qorshayaal isugu jira caqiido gelin xag-jir ah, ka been sheegida diinta suuban iyo manaahij ay ugu tala galeen inay ku qaldaan da’yarta.

Falalka argagixisada iyo xag-jirnimada waa kuwo ka jira magaalooyinka ay maamulan kooxda, waxaana dhacda in mararka qaarkood dadweynaha isugu keenaan goobo fagaare ah, si uga dhaadhiciyaan afkaartooda gurracan.

Sidoo kooxda ayaa u bareertay dilka, naafaynta, baadda iyo dhaca shacabka Soomaaliyeed oo ay caadeysteen inay xoog uga qaataan hantidooda.

- Advertisement -

Waa cadawga iyo halista ugu weyn ee maanta ay ummaddeena iyo qaranimadeenu wajaheyso, ayna tahay inaan cududeena iskugu geyno.

Si kastaba, kooxdan qowleysatada ahi ay marar badan qarxiyeen ceelal biyoodyo dadka Soomaaliyeed iyo xooluhuba ka cabayeen, waxay gubeen degaanno shacab Soomaaliyeed ku noolayeen. Waxaa qortey weriye

Ikraan Cali Xaashi

Latest stories