HomeWararGudniinka Fircooniga: Khatar Weli Halis Ku Haysa Gabdhaha Soomaaliyeed

Gudniinka Fircooniga: Khatar Weli Halis Ku Haysa Gabdhaha Soomaaliyeed

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Gudniinka fircooniga waa halista ugu weyn xilligan ay wwajahayaan gabdhaha Soomaaliyeed . Inkasta oo ay socoto waxyeli gelin la xiriirta arinkan uma muuqato mid waqtigan dhow ay joojin doonaan waalidiinta reer miyiga ah oo weli u arka dhaqan dan u ah gabadha in loo gudo qaabkan fircooniga loo yaqaano. Marka laga hadlayo gudniinka fircooniga goobaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudniinka fircooniga waa halista ugu weyn xilligan ay wwajahayaan gabdhaha Soomaaliyeed . Inkasta oo ay socoto waxyeli gelin la xiriirta arinkan uma muuqato mid waqtigan dhow ay joojin doonaan waalidiinta reer miyiga ah oo weli u arka dhaqan dan u ah gabadha in loo gudo qaabkan fircooniga loo yaqaano. Marka laga hadlayo gudniinka fircooniga goobaha uu sida aadka ah uga jiro waxaa kamid ah gobollada dalka halkaas oo ay aad u yartahay iney gaarto wacyigelinta la xiriirta in gabdhaha aysan u lahayn wax wanaag ah in qaabkan loo gudo islamarkaasna ay halis caafimaad oo weyn ku keenayso mustaqbalka dhow .

Zeynab Maxamed waa hooyo ay u joogaan labo carrur ah balse waxay Dalsan u sheektey İnay la kulanto xilliga caadada u imaanayso xanuun aad u daran oo u dhigma sida qof nafta laga qaadayo oo kale . Waxay inoo sheektey xilliga foosha sidoo kale inay dareento xanuun aan eray lagu cabiri karin . Waxay sababta ku sheektey İnay tahay qaabka loo gudey . Arinta dhibaatada ugu weyn ah ayaa ah in dhaqaatiirtu aysan waxba ka qaban karin marka xaaladan ay gasho gabadha mar loo gudo fircooniga waxay weligeed la noolaata dareen la’aan ama dareen yari ay la socoto xanuun lixaad leh .

- Advertisement -

Zeynab hadda waxay qorsheynaysaa ineysan gudin ilmaheeda oo midi tahay gabar si aysan ula kulmin xanuunka ay iyadu aragtay oo kale .

Sidee loo joojin karaa guddininka fircooniga ah ? Su’aashaas ayaan weydiiyay Ifrah Axmed oo ah guddoomiyaha hay’ada Ifrah Foundation oo fadhigeedu yahay Muqdisho & Dalka Ireland .

“ Annaga wacyigelin xoogan ayaan wadnaa, mid raadiyaha ama Tv-yada aan u marino & kuwo aan lugaheenna ugu takno goobaha ay ku nool yihiiin dadka reer miyiga ah , waana tan keliya ee lagu joojin karo wacyeliginta “ Ifraax 

Ikraan Ali Hashi .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts