HomeWararMaxamed Cabdi Afey ‘’Suurta gal Ma’ahan in Dad Shacab ah Xero Qaxooti...

Maxamed Cabdi Afey ‘’Suurta gal Ma’ahan in Dad Shacab ah Xero Qaxooti Lagu Haayo 30-sano”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Uqabilsanaha QM ee arrimaha qaxootiga Soomaliya Maxamed Cabadi Afey ayaa walaac ka muujiyey xaalada ay ku noolyihiin qaxootiga Soomaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee caalamka. Afey ayaa sheegay inuu socdaal ku tagay dalalka Yemen, Ehopia, Jabuuti, Kenya Iyo Uganda oo ay xero ku yaala wadamadaas ku jiraan qaxooti Soomaaliyeed oo uu xusay inay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Uqabilsanaha QM ee arrimaha qaxootiga Soomaliya Maxamed Cabadi Afey ayaa walaac ka muujiyey xaalada ay ku noolyihiin qaxootiga Soomaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee caalamka.

Afey ayaa sheegay inuu socdaal ku tagay dalalka Yemen, Ehopia, Jabuuti, Kenya Iyo Uganda oo ay xero ku yaala wadamadaas ku jiraan qaxooti Soomaaliyeed oo uu xusay inay ku noolyihiin daruufo adag oo dhinaca nolosha, islamarkaana tilmaamay in xero dad shacab ah suurtagal eysan ahayn In laga hayo mudo 30-sano iyo ka badan, isagoo carabka ku dhaftay inay adagtahay ku noolaansha xero qaxooti.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Afey Uqabilsanaha QM ee arrimaha qaxootiga Soomaliya ayaa si aad ah kaga hadlay xaalada qaxootiga soomaalida ee ku nool dalka Yamen oo uu sheegay in dhibaatooyin adag ay ku heystaan dalkaas, una sii dheertahay dagaalka ka socda Yamen, oo ay waxyeelo ka soo gaarto soomaalida, gaar ahaan kuwa qaxootiga, waxaana ka deyriyey nolosha dadka ku jira xeryaha wadankaas.

Maxamed Cabdi Afey oo horey IGAD u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya ayaa loo magacaabay mar sii horeysay uqaabilsanaha QM ee arrimaha qaxootiga Soomaaliya, kadib markii kenya ay sheegtay inay dib u celineyso qaxootiga ku sugan dalkeeda.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts