HomeWararMaareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Somalia oo la wareegay...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Somalia oo la wareegay Xilkaasi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maareeyaha Cusub ee Hay’addaasi, Yuusuf Cabdi Cabdulle “Jaalle” waxa uu maanta ka qewyb galay Munaasabad ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo uu si rasmi ahaan ula wareegay Xilkaasi. Maareeyaha waxa uu tilmaamay inuu wax badan ka qaban doono Hawlaha ay Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada u hayso Qaranka Somalia. Waxa uu ku booriyey Hawlwadeennadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maareeyaha Cusub ee Hay’addaasi, Yuusuf Cabdi Cabdulle “Jaalle” waxa uu maanta ka qewyb galay Munaasabad ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo uu si rasmi ahaan ula wareegay Xilkaasi.

Maareeyaha waxa uu tilmaamay inuu wax badan ka qaban doono Hawlaha ay Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada u hayso Qaranka Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu ku booriyey Hawlwadeennadda iyo Shaqaalaha Hay’adda inay sii labanlaabaan Kartidooda, isla markaana ay kula garab galaan Hawsha Qaran ee loo soo magacaabay.

Md. Yuusuf Cabdi Cabdulle waxa horey loogu magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, balse Maareeyaha xilka haatan haya, Jeneral Aadan Cabdi Ashkir  ayaa ka biyo diiday inuu xilkaasi wareejiyo, isagoo sheegay in Dekereeto Madaxweyne looga qaadi karo Xilkaasi.

Dhinaca kale,  Madaxweyne Farmaajo waxa uu bishan April 21-dii u magacaabay Yuusuf Jaalle inuu noqdo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Somalia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts