HomeWararDhageyso:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

Dhageyso:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta ayaa lagu waday in Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug ay hortagaan Xildhibaanada Baarlamanaka Galmudug oo ay soo bandhigaan Musharaxnimadooda,hasa ahaatee dib ayaa loo dhigay xiliga doorashada Madaxweynaha Galmudug. Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Maxamed Xasan Geele ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsn waxa uu ku xaqiijiyay dibu dhacaasi. Sedexda Bisha May ayaa loo asteeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa lagu waday in Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug ay hortagaan Xildhibaanada Baarlamanaka Galmudug oo ay soo bandhigaan Musharaxnimadooda,hasa ahaatee dib ayaa loo dhigay xiliga doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Maxamed Xasan Geele ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsn waxa uu ku xaqiijiyay dibu dhacaasi.

- Advertisement -

Sedexda Bisha May ayaa loo asteeyay in la qabto doorashada sida uu shaaciyay Gudoomiye geele,oo waxaa uu sheegay in xiligaa hadii ay dib uga sii dhacdo in isaga uu xilka gudoomiyaha gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug uu iska casilayo.

Halkan ka dhageyso Wareysiga gudoomiye Xildhibaan Maxamed Xasan Geele:

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts