HomeWararDHAGEYSO: Ra’isul Wasaare Kheyre “ Soomaalidu Way Ku Dulmantahay Dalalka Caalamka”

DHAGEYSO: Ra’isul Wasaare Kheyre “ Soomaalidu Way Ku Dulmantahay Dalalka Caalamka”

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in dadka soomaaliyeed ay ku dhibaateysan yihiin meel kasto oo ay ka joogaan Dunida, islamarkaana uu xusay in lagu dulmiyo dalalka ay ku noolyihiin. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sheegay in Soomaalida lagu liido dalkasta oo ay ku nooshahay, islamarkaana loo baahanyahay in dadku ay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in dadka soomaaliyeed ay ku dhibaateysan yihiin meel kasto oo ay ka joogaan Dunida, islamarkaana uu xusay in lagu dulmiyo dalalka ay ku noolyihiin.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sheegay in Soomaalida lagu liido dalkasta oo ay ku nooshahay, islamarkaana loo baahanyahay in dadku ay soo ceshtaan sharaftooda, hormarka dalkoodana ay ka shaqeeyaan, si kor ugu qaadaan sumcada dalka iyo magaca Soomalinimo

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts