HomeWararNin Masaari ah oo lala xiriirinayo Argagixisadda Caalamiga oo lagu xiray dalka...

Nin Masaari ah oo lala xiriirinayo Argagixisadda Caalamiga oo lagu xiray dalka Spain.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay in la xiray Ninkaasi oo 43-jir ah, kaasi oo lgu tuhunsan yahay inuu leeyihiin Urur  Argagixiso oo Caalami ah. Qabashadda Ninkaasi ayaa la sheegay inay gacan ka geysteen Hay’addaha Ammaanka ee dalalka Jarmalka iyo Masar. Ninkaasi oo magaciisa la qariyey ayaa lagu xiray magaalladda El Espinar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay in la xiray Ninkaasi oo 43-jir ah, kaasi oo lgu tuhunsan yahay inuu leeyihiin Urur  Argagixiso oo Caalami ah.

Qabashadda Ninkaasi ayaa la sheegay inay gacan ka geysteen Hay’addaha Ammaanka ee dalalka Jarmalka iyo Masar.

- Advertisement -

Ninkaasi oo magaciisa la qariyey ayaa lagu xiray magaalladda El Espinar oo ku-dhawaad 40-miles dhanka W/galbeed kaga toosan Caasimadda dalka Spain ee Madrid.

Boliska Spain waxay sheegeen  in la soo saaray Amar ninkaasi loogu masaafurinayo dalka Masar.

Sannadkii 2002-kii waxaa Ninkaasi lagu xiray dalka Jarmalka, balse wax yar kadib ayaa la sii daayey.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts