HomeWararAskar Kenyan oo lagu dilay qarax ka dhacay J/Hoose.

Askar Kenyan oo lagu dilay qarax ka dhacay J/Hoose.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Hoosingow  ee Gobalka J/hoose waxay sheegayaan inay Dagaalamayaasha Alshabaab qarxiyeen Gaari ay la socdeen Ciiddamo Kenyan oo Sahay u waday Ciiddankooda ku sugan qeybo ka mid ah Gobalkaasi. Dadka Deegaanka Hoosingow ayaa sheegay inay maqleen Qarax weyn iyo Tacshiirad lala beegsaday Ciiddankaasi oo waday Sahay, kana soo gudbay Xuduudka. Goobjoogayaal […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Hoosingow  ee Gobalka J/hoose waxay sheegayaan inay Dagaalamayaasha Alshabaab qarxiyeen Gaari ay la socdeen Ciiddamo Kenyan oo Sahay u waday Ciiddankooda ku sugan qeybo ka mid ah Gobalkaasi.

Dadka Deegaanka Hoosingow ayaa sheegay inay maqleen Qarax weyn iyo Tacshiirad lala beegsaday Ciiddankaasi oo waday Sahay, kana soo gudbay Xuduudka.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay in miino nooca dhulka lagu aaso la kacday Gaari ay Askarta Kenya wateen, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen 4-Askari, kuna dhaawacmeen dhowr kale.

Ilo kale ayaa xaqiijiyey in dhowr Askar Soomaali ah oo la socotay Kolonyadda Gaadiidka Kenya iyagana ku geeriyoodeen Qaraxa ka dhacay Deegaanka Hosingow.

- Advertisement -

Taliska Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia weli kama hadlin khasaaraha Askartooda ka soo gaaray qaraxa ay Alshabaab la beegsadeen Askartaasi.

©Radio Dalsan

.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories