HomeWararHindiya oo soo dhaweysay Hawlgalkii lagu badbaadiyey Badmaaxiintii lagu haystay Xeebaha Somalia.

Hindiya oo soo dhaweysay Hawlgalkii lagu badbaadiyey Badmaaxiintii lagu haystay Xeebaha Somalia.

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Sushma Swaraj ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Hawlgalkii lagu soo badbaadiyey 10-kii Badmaax ee la socotay Doonidii Gnaacsiga ee lagu haystay Xeebta Degmadda Hobyo ee Gobalka Mudug.

Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Twitter-ka ayey ku sheegtay inay ku faraxsan tahay inay shaaciso in la soo badbaadiyey 10-kii Badmaaxiinta Hindida ee shaqaalaha ka ha Doonida MV Al-kausar.

Sushma Swaraj waxay kaloo Twitter-ka uga mahad celisay Dowladda Federalka, Maamulka Galmudug iyo dadka Soomaalida ee gacanta ka geystay sidii loo sii dayn lahaa Bdmaaxiintaasi.

waxay kaloo u mahad celisy Madaxa Ergadda Sre ee Hindiya u joogta dalka Kenya, Suchitra Durai  dadaalkeeda ku aadan in hubaal laga dhigo sidii loo sii dayn lahaa Badmaaxiintaasi oo bishii hore ee March 31-dii laga soo afduubtay meel ku dhow Xeebaha dalka Yemen.

 

I am happy to inform that 10 Indian nationals working as crew on MV AL Kausar which was hijacked by pirates have been rescued. /1

Dhinaca kale, Kabtanka Doonida la sii daayey ayaa sheegay inaysan Burcad-baddeeda kula dhaqmin wax Tacadi ah muddadii ay u afduubnaayeen.

Kabtanka oo lagu magacaabo Saalim Osman oo isagoo gaari la saaran Duqa magaalladda Hobyo,. C/llaahi Axmed Cali la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inay Ciiddanka Ammanka Galmudug soo wada badbaadiyeen Badmaaxiinta.

Kabtanka oo ka soo jeeda Gobalka Gujraat ee dalka Hindiya waxa uu tilmaamay inay Burcd-baddeeda kala qeybsadeen Badmaaxiinta, 3 maalmood kadib, markii ay afduubteen.

Shalay ayey Ciiddanka Ammaanka Galmudug waxay ku guuleysteen inay si nabad ah ku soo badbaadiyaan 8 ka mid ah Badmaxiinta oo lagu haystay meel ku dhow Tuulladda Dugulle ee Gobalka Mudug.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories