HomeWararDHAGEYSO: Ciidamo Ka wada tirsan Dowladda oo Isrisaaseen ay ku dhexmartay Wadajir

DHAGEYSO: Ciidamo Ka wada tirsan Dowladda oo Isrisaaseen ay ku dhexmartay Wadajir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada wadajir ayaa ku waramaya in maanta isrisaaseen ay ku dhexmartay gudaha degmada Wadajir, gaar ahaan nawaaxiga saldhiga booliska ee degmadaasi ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kadib isfaham waa soo kala dhexgalay ciidamadaas. Taliyaha Saldhiga degmada Wadajir Cabdi baasid ayaa Radio Dalsan u sheegay inay timid isrisaaseentaas markii sarkaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada wadajir ayaa ku waramaya in maanta isrisaaseen ay ku dhexmartay gudaha degmada Wadajir, gaar ahaan nawaaxiga saldhiga booliska ee degmadaasi ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kadib isfaham waa soo kala dhexgalay ciidamadaas.

Taliyaha Saldhiga degmada Wadajir Cabdi baasid ayaa Radio Dalsan u sheegay inay timid isrisaaseentaas markii sarkaal katirsan dowaladda hoose laga shakiyey gaari u watay, islamarkaana u hogaansami waayey nidaamka, kadibna ay halkaasi ay ka dhacday isrisaaseenta.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts