HomeWararWasiirkii Dekedaha ee Xukuumadda Federalka oo geeriyooday.

Wasiirkii Dekedaha ee Xukuumadda Federalka oo geeriyooday.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Allaha U Naxariistee Marxuum Nuur Faarax Xersi Warfaa oo ahaa Wasiirkii Dekeddaha ee Xukuumaddii RW Cumar C/rashiid ee aan weli xilka wareejinin ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) ee magaalladdan Muqdisho Qaar ka mid ah Xildhibaanadda iyo Ehelkiisa ayaa sheegay inuu Marxuumku waayadan xanuunsanaa, laguna daaweynayey Isbitaalka Erdogan. Marxuumka oo ka soo jeeda Gobalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha U Naxariistee Marxuum Nuur Faarax Xersi Warfaa oo ahaa Wasiirkii Dekeddaha ee Xukuumaddii RW Cumar C/rashiid ee aan weli xilka wareejinin ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) ee magaalladdan Muqdisho

Qaar ka mid ah Xildhibaanadda iyo Ehelkiisa ayaa sheegay inuu Marxuumku waayadan xanuunsanaa, laguna daaweynayey Isbitaalka Erdogan.

- Advertisement -

Marxuumka oo ka soo jeeda Gobalka Togdheer ee W/Galbeed Somalia waxa uu horey u soo qabtay Xilal ay ka mid yihiin Danjirihii Somalia uga wakiilka ahaa dalka Malaysia iyo Guddoomiyihii Urur-siyaasadeedkii Gurmad ee ka dhisnaa Maamulka Somaliland.

Marxuum Nuur Faarax Xersi Warfaa ayaa la filayaa in lagu aaso magaalladda Muqdisho, waxaana socda qabanqaabadad Aaskiisa.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts