HomeWararQarax ka dhacay Masar oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qarax ka dhacay Masar oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiisha Boliska ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Kulliyadda Tababarka Boliska ee Degmadda Tanta, iyadoo uu hal askari geeriyooday, halka 12-Askari iyo 3 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen. Wararku waxay sheegayaan inuu qaraxaasi ka dhashay  miino lagu rakibay mooto la dhigay meel ku dhow Kulliyadda Boliska. Koox Maleeshiyo cusub oo isku magacowday Guutadda Kacaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Boliska ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Kulliyadda Tababarka Boliska ee Degmadda Tanta, iyadoo uu hal askari geeriyooday, halka 12-Askari iyo 3 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen.

Wararku waxay sheegayaan inuu qaraxaasi ka dhashay  miino lagu rakibay mooto la dhigay meel ku dhow Kulliyadda Boliska.

- Advertisement -

Koox Maleeshiyo cusub oo isku magacowday Guutadda Kacaanka ayaa sheegatay maas’uuliyadda Weerarkaasi, sida ay ku sheegteen qoraal la soo dhigay Baraha Bulshadda. Qaraxan ayaa ku soo beegmay, iyadoo Madaxweynaha dalka Masar booqasho ugu ambabaxay Maraykanka, isagoo berri la kulmi doono dhigiisa dalkaasi, Donald Trump.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts