HomeWararCarruur ku geeriyootay qarax ka dhacay duleedka Mandera

Carruur ku geeriyootay qarax ka dhacay duleedka Mandera

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Ugu yaraan 2 carruur ayaa geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacantay qarax shalay ka dhacay Tuullo hoos tagta Degmadda Mandera  ee kaabiga ku hays Xuduudka Somalia. Sarkaal ka tirsan Dowlad-gobaleedka Mandera, David Mbeki ayaa xaqiijiyey inuu qaraxaasi ka dhacay Tuullo lagu magacaabo  Hareeralesa, iyadoo uu hal qof oo aan qaan gaarin ku geeriyooday isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Ugu yaraan 2 carruur ayaa geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacantay qarax shalay ka dhacay Tuullo hoos tagta Degmadda Mandera  ee kaabiga ku hays Xuduudka Somalia.

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Dowlad-gobaleedka Mandera, David Mbeki ayaa xaqiijiyey inuu qaraxaasi ka dhacay Tuullo lagu magacaabo  Hareeralesa, iyadoo uu hal qof oo aan qaan gaarin ku geeriyooday isla goobta, halka labada kale la dhigay Isbitaal ku yaalla Deegaanka.

Waxa uu intaasi ku daray inay Khubarada miinooyinka halkaasi so ogaareen, isla markaana baarayaan qaabka uu u dhacay shilkaasi qaraxa ahaa.

“Waxaan ka shaki qabnaa inuu qaraxu ahaa bam-gacmeed ay carruurta ku ciyaarayeen oo ku qarxay” ayuu yiri David Mbeki

- Advertisement -

Waa shilkii ugu dambeeyeey ee Mandera ka dhaca tan iyo markii Bandowga lagu soo rogay muddo haatan laga joogo 4 bilood.

Bandowgaasi ayaa lagu so orogay Deegaanadaasi, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab silsilado weeraro qorsheysan ka fuliyeen Baro Ciiddan oo ku kala yaallaa Degmooyinka Mandera, Wajeer, Garissa iyo deegaano kale.

Alshabaab ayaa weeraradaasi bilowday kadib, markii ay Ciiddanka Kenya soo galeen gudaha Somalia bishii October ee sannadkii 2011-kii, waxayna Alshabaab wacad ku mareen inay wadi doonaan Hawlgalladda ay ku beegsanayaan Askarta Kenya ee joogta gudaha Somalia iyo kuwa ku sugan Deegaanadda ku teedsan Xuduudka.

Weeraradda ay Ciiddanka Kenya sida xooggan ugu hoobteen ayaa laga xusi karaa Weeraradii ka kala dhacay Deegaanadda Ceel-cadde iyo Kul-biyow oo ka kala tirsan Goballdda Gedo iyo J/Hoose.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts