HomeWararWaqooyiga Kuurya oo tijaabisay Mashiin casri oo loo adeegsanayo Gantaalladda.

Waqooyiga Kuurya oo tijaabisay Mashiin casri oo loo adeegsanayo Gantaalladda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un ayaa sheegay in tijaabadda lagu guuleystay tahay Dhalashadda cusub ee Warshadaha Gantaallada ee dalkiisa. Waxa uu intaasi ku daray inuu dalkiisa ku dhow yahay inay tijaabiyaan Gantaalka Balaastikadda ee isaga kala gudbi kara Qaaradaha ee loo yaqaano Intercontinental ballistic missile. Wakaalladda Wararka dalkaasi ee KCNA ayaa sheegtay inay Tijaabadaasi  tahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un ayaa sheegay in tijaabadda lagu guuleystay tahay Dhalashadda cusub ee Warshadaha Gantaallada ee dalkiisa.

Waxa uu intaasi ku daray inuu dalkiisa ku dhow yahay inay tijaabiyaan Gantaalka Balaastikadda ee isaga kala gudbi kara Qaaradaha ee loo yaqaano Intercontinental ballistic missile.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee KCNA ayaa sheegtay inay Tijaabadaasi  tahay qaab cusub  ee Mashiinka Gantaalladda ridada dheer.

Dowladda Koonfurta Kuurya kama hadlin Tijaabadaasi, halka ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha isku raaceen  inay ka wada shaqeeyaan xal-u-helista Diplomaasiyadeed ee Barnaamijka Gantaalladda ee dalkaasi.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts