HomeWararMadaxweynaha Masar oo booqan doona Maraykanka.

Madaxweynaha Masar oo booqan doona Maraykanka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wargeyska Al-ahraam ee ku hadla Afka Dowladda Masar ayaa qoray inuu Madaxweyne C/fataax Al-sisi bilowga bisha soo socota ee April booqan doona Washington. Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu casuumaad ka helay dhigiisa dalkaasi, Donald Trump, waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweynaha Masar ku tago Maraykanka tan iyo markii xilkaasi loo doortay sannadkii 2014-kii. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Al-ahraam ee ku hadla Afka Dowladda Masar ayaa qoray inuu Madaxweyne C/fataax Al-sisi bilowga bisha soo socota ee April booqan doona Washington.

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu casuumaad ka helay dhigiisa dalkaasi, Donald Trump, waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweynaha Masar ku tago Maraykanka tan iyo markii xilkaasi loo doortay sannadkii 2014-kii.

- Advertisement -

Waxa uu la kulmi doono dhigiisa dalka Maraykanka, Donald Trump oo casuumaad u fidiyey bishii January ee sannadkan, balse, taariikhda booqashadiisa xilligaasi lama shaacinin.

Madaxweynaha Masar waxaa la doortay sannad kadib, markii ay Millityeriga talada kala wareegeen Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Maxamed Morssi oo lagu eedeeyey inuu ka tirsanaa Kooxda Akhwaanul-muslimiinka laga mamnuucay dalkaasi.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts