HomeWararRa’isul-wasaasaraha Iraq oo sheegay inay Ciiddankiisa qarka u saaran yihiin dib-u-qabsashada Mosul.

Ra’isul-wasaasaraha Iraq oo sheegay inay Ciiddankiisa qarka u saaran yihiin dib-u-qabsashada Mosul.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’isul-wasaare  Xaydar Al-cabaadi ayaa sheegay inay Ciiddankiisa ku jiraan marxalladii ugu dambeysay, si ay Kooxda Daacish uga wada saaraan Galbeedka Mosul. Isagoo saxaafadda kula hadayey magaalladda Baqdaad ayaa ugu baaqay Maleeshiyadda Daacish inay isku soo dhiibaan Ciiddanka Dowladda ama la wada dili doono. Waxa uu ku baaqay in Qoysaska Kooxda Daacish ee rayidka ah la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaare  Xaydar Al-cabaadi ayaa sheegay inay Ciiddankiisa ku jiraan marxalladii ugu dambeysay, si ay Kooxda Daacish uga wada saaraan Galbeedka Mosul.

Isagoo saxaafadda kula hadayey magaalladda Baqdaad ayaa ugu baaqay Maleeshiyadda Daacish inay isku soo dhiibaan Ciiddanka Dowladda ama la wada dili doono.

- Advertisement -

Waxa uu ku baaqay in Qoysaska Kooxda Daacish ee rayidka ah la badbaadiyo, balse lala dagaalamo Maleeshiyadda hubeysan.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare  Xaydar Al-cabaadi ayaa sheegay inuu isbuuca soo socda u safri doono Marayknka, si uu Mdaxweyne Donald Trump kala soo xaajoodo Arrimaha Dagaalka.

Milliteriga Maraykanka waxay Ciiddanka Iraq ka taageeraan Duqeymaha dhul iyo cir ee lagu hayo Mleeshiyadda Daacish-ta ku sugan Galbeedka Mosul.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts